Bitte haben Sie einen Moment Geduld, wir legen Ihr Produkt in den Warenkorb.
Bitte haben Sie einen Moment Geduld, wir legen Ihr Produkt in den Warenkorb.
| Reihe | Taxanaha Cilmibaarista Xarunta Dhaxalreeb |
|---|---|
| Themen | Gesellschaft und Sozialwissenschaften Politik und Staat Zentralregierung Politik der National-, Zentral- oder Bundesregierung |
| ISBN | 9781912411931 |
| Sprache | Somali |
| Erscheinungsdatum | 18.09.2024 |
| Größe | 235 x 157 mm |
| Verlag | Xarunta Dhaxalreeb Publications |
| Herausgegeben von | Cabdullaahi Yuusuf Ibraahim |
| Lieferzeit | Lieferung in 7-14 Werktagen |
| Herstellerangaben | Anzeigen Libri GmbH Europaallee 1 | D-36244 Bad Hersfeld gpsr@libri.de |
SIYAASADIHII DHAQAALAHA IYO MAALIYADDA SOOMAALIYA waa buug ka hadlaya marxaladihii kala duwanaa ee ay soo mareen dhaqaalaha iyo maaliyadda Soomaaliya muddadii 63-ka sano ahayd ee uu dalku xorta ahaa, waxaana aqoontooda iyo waaya-aragnimadooda ku biiriyay aqoonyahanno Soomaaliyeed oo khibrad dheer u leh taariikhda dhaqaalaha iyo maaliyadda dalka, islamarkaana ka soo shaqeeyay hay'adaha budhigga u ah arrimahaas. Buuggu wuxuu qiimaynayaa siyaasadihii dhaqaale ee ay adeegsadeen dowladihii kala duwaan ee soo qabtay talada dalka iyo waxtarnimadoodii; wuxuu kaloo falanqaynayaa daymiyihii lagu yeeshay dalka, sidii loo maareeyay iyo saamayntii ay ku yeesheen horumarka dhaqaalaha. Buuggu wuxuu sharxayaa sababta ay Soomaaliya mar walba ugu tiirsanayd deeqaha dibadda, asagoo iftiiminaya sida lagu gaari karo iskufillaaasho dhaqaale, kaasoo muhiim u ah madaxbannaanida qaranka. Buuggu wuxuu soo jiidan doonaa akhristayaasha daneeya arrimaha dhaqaalaha iyo maaliyadda, oo ay ku jiraan cilmibaarayaasha, qorsheeyayaasha dhaqaalaha, barayaasha dhaqaalaha, kulliyadaha dhaqaalaha iyo siyaasiyiinta. Gaar ahaan, buugga waxaa ka faa'iidaysan kara ardayda ka qalinjebisay ama ka qalinjebinaysa kulliyadaha dhaqaalaha iyo maaliyadda.
| Reihe | Taxanaha Cilmibaarista Xarunta Dhaxalreeb |
|---|---|
| Themen | Gesellschaft und Sozialwissenschaften Politik und Staat Zentralregierung Politik der National-, Zentral- oder Bundesregierung |
| ISBN | 9781912411931 |
| Sprache | Somali |
| Erscheinungsdatum | 18.09.2024 |
| Größe | 235 x 157 mm |
| Verlag | Xarunta Dhaxalreeb Publications |
| Herausgegeben von | Cabdullaahi Yuusuf Ibraahim |
| Lieferzeit | Lieferung in 7-14 Werktagen |
| Herstellerangaben | Anzeigen Libri GmbH Europaallee 1 | D-36244 Bad Hersfeld gpsr@libri.de |
Wie gefällt Ihnen unser Shop?